Muuse Biixi oo Baaq jilacsan u diray Waxgaradka iyo Shacabka Laascaanood (Sawirro)

Kulan ballaadhan oo lagu gorfaynayo nabadda iyo deggenaanshaha magaalada Laascaanood baaqna loogu dirayo shacabka reer Laascaanood ayaa maanta lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland, waxana si mug leh loogu falanqeeyey sidii nabad buuxda loogu soo dabbaali lahaa magaalada Laascaanood. Kulankan oo uu madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi, isugu yeedhay, islamarkaana ay kasoo qaybgaleen shirguddoonka golaha … Continue reading Muuse Biixi oo Baaq jilacsan u diray Waxgaradka iyo Shacabka Laascaanood (Sawirro)